Xidhiidhada Nolosha Podcast

A podcast by Amaal Haybe - Tuesdays

Tuesdays

Categories:

68 Episodes

  1. Cafimadka Maskaxda & Ramadanta

    Published: 8/04/2025
  2. Baraarujin - kala duwanaanshiyaha ahdaafta bisha ramadan

    Published: 1/03/2025
  3. Su'aalo & Jawaabo

    Published: 8/10/2024
  4. Sidee Looga Baxaa Tacadiga Narcissistic Abuse| Q-2aad

    Published: 30/07/2024
  5. Tacadiga Narcissistic Abuse| Q-1aad

    Published: 23/07/2024
  6. Dabeecada Shaki - Abuurka| Gaslighting| Q-2aad

    Published: 16/07/2024
  7. Ku tiirsanaanta aan fayoobayn| Codependency| Q-2aad

    Published: 11/07/2024
  8. Dabeecada Shaki - Abuurka| Gaslighting| Q-1aad

    Published: 10/07/2024
  9. Ku tiirsanaanta aan fayoobayn| Codepedency| Q-1aad

    Published: 25/06/2024
  10. Cabsida Go'aan Qaadashada

    Published: 4/06/2024
  11. Dabeecadaha xidhiidhada aan fayoobayn| Unhealthy traits in relationships

    Published: 28/05/2024
  12. Naf u been sheegid| Self-Deception Q-2aad

    Published: 21/05/2024
  13. Naf u been sheegid| Self-Deception Q-1aad

    Published: 14/05/2024
  14. Noocyada Khilaafadka (Lamaanaha) Q-2aad

    Published: 7/05/2024
  15. Noocyada Khilaafadka (Lamaanaha) Q-1aad

    Published: 30/04/2024
  16. Ixtiraamka Dadka Q-2aad

    Published: 23/04/2024
  17. Ixtiraamka Dadka Q-1aad

    Published: 16/04/2024
  18. Hab - Fikirka Togan| Ducooyinka

    Published: 9/04/2024
  19. Naf la hadhid Q-2aad| Self Sabotage

    Published: 26/03/2024
  20. Naf la hadhid| Self Sabotage Q - 1aad

    Published: 19/03/2024

1 / 4

Kusoo dhawoow Xidhiidhada Nolosha Podcast. Magacaygu waa Amaal Haybe waxaan ahay tababare nololeed oo qaabilsan dhisida xidhiidhada fayow iyo kobcinta hab-fikirka togan. Waxaan halkan kuuguso gudbin doonaa qaababka cilmiyaysan ee aad naftaada iyo dadka kaleba u la yeelan karto xidhiidh cafimaad qaba oo fayow.Kuxidhnow Xidhiidhada Nolosha Podcast oo salaasa kaste 7:00pm fiidnimo aad ka heli doontid mawduucyo saamayn wanaagsan kuyeelan doona xidhiidhada ka tirsan noloshaada iyo cafimadkaaga maskaxeed. Dhagaysi wacan. 

Visit the podcast's native language site