Baraarujin - kala duwanaanshiyaha ahdaafta bisha ramadan
Xidhiidhada Nolosha Podcast - A podcast by Amaal Haybe - Tuesdays

Categories:
Fariin ii reeb :) Bilowga ramadan waxaan kugu baraarujinayaa dhowrkan qodob ee aan kusoo koobay xalqadan. Baraarujintani waxay saamayn wayn kuyeelan doontaa qaabka aad ahdaaftaada ramadan aad u samaysatid iyo sidoo kale uga dhigtid mid kusalaysan cidaad tahay, halkaad nolosha maraysid, awoodahaaga iyo xirfadahaagaba. Dhagaysi wacan :) The Living in Clarity Podcast, with Fish & Coach Do you want to live an awesome life and to also inspire others? Fish is a world...Listen on: Ap...