Ku tiirsanaanta aan fayoobayn| Codepedency| Q-1aad

Xidhiidhada Nolosha Podcast - A podcast by Amaal Haybe - Tuesdays

Fariin ii reeb :) Ku tiirsanaanta aan dheelitirnayni waa dabeecad dad badani leeyihiin se ayna ku baruurugsanayn. Waa dabeecad dadka badanka lagu amaano se saamaysa qofka cafimadkiisaa maskaxeed iyo jidheedba kuna keenta qanaacad darro iyo daganaanshiyo la'aan. Kaga boggo dabeecadan xalqada isbuucan oo la wadaag asxaabtaada. Dhagaysi wacan. The Living in Clarity Podcast, with Fish & Coach Do you want to live an awesome life and to also inspire others? Fish is a world...Listen...

Visit the podcast's native language site