Kiribto Somali Media waa Goob Aad Ka Baran Karto lacagaha dhijitaalka Ah iyo Tech, yada Blockchain.

A podcast by Kiribto Somali Media

Categories:

173 Episodes

  1. BITCOIN OO XAJISANAYA 50.000 SHIRKADA NORWIJIYAN AH 59.MILYAN OO DOLAR LACAG AH KUMAL GASHATAY

    Published: 8/03/2021
  2. MAR HADEY SHIRKADIHII JAYNEYSKU BILAABEEN GADASHADA BITCOIN IYO ETHEREUM. 1.9 TIRILYAN DOLAR LA

    Published: 7/03/2021
  3. HOOS UDHACA SUUQA SAAMIYADA DUNIDA OO KIRIBTO SAMEYN KU YEELANAYA IYO CABSIDA OO XOOGEYSANEYSA

    Published: 5/03/2021
  4. BITCOIIN WUXUU TAGI DOONAA 1.MILYAN OO DOLAR. KOR U SOCODKA KIRIBTO WALI MID XILI HORE JOOGTA

    Published: 4/03/2021
  5. CRYPTOCURRENCIES. XALAL IYO XAARAAM MA KALA LEEDAHAY JAWAABTA SUAASHAAS HALKAN AYAD KA HELEYSAA

    Published: 3/03/2021
  6. BITCOIN OO KU SOCDA WADADUU KU TAGI LAHAA 200.000 OO DOLAR. BNB OO ISNE LOO SADAALINAYO 500 OO DOLAR

    Published: 3/03/2021
  7. WAX BADAN KA OGOW SARA U KACA BITCOIN UU BILABAY.CITI BANK BITCOIN WAA LACAGTA DUNIDA IYO XALKA GUUD

    Published: 1/03/2021
  8. ISKA GADIDA CULUS EE BITCOIN KU SOCOTA MA MIDII BISHII MARSO CABSIDEEDA AHAYD BAA MISE IYO XAALKA KIRIBTO

    Published: 28/02/2021
  9. WAX BADAN KA OGOW SABABTA CARDANO UQAALIYOOBAY ETHEREUM UPDATEYADIISA OO BUUQ KA TAGANYAHAY EIP-1559

    Published: 27/02/2021
  10. MAXAY TAHAY SABABTA DHAQAALAHII DUNIDU HOOS UDHAC UGU YIMID KIRIBTO IYANE SIDOO KALE XAGEEN KUSOCON

    Published: 26/02/2021
  11. ETHEREUM ISTICMAALKIISA OO KORDHAYO BITCOIN 2010 LA QOTAY OO MAANTA LA DHAQAJIYAY CHAINLINK UPDATEkiisa cusub

    Published: 25/02/2021
  12. WAX KA OGOW 3.ARIMOOD OO BITCOIN SI DHAQSAA UU HOOS UGA SOO LAABTAY ETHEREUM ETP BILABATAY DACWADII.

    Published: 24/02/2021
  13. DUNIDU UMA DIYAAR GAROOBIN MOWJADA KOBACA BITCOIN QIIMAHIISANE LAGAYAABEE 1. ILAA 10 MILYAN

    Published: 21/02/2021
  14. CABSI XOOGAN OO SUUQYADA DUNIDA KA JIRTA SONA GAARI KARTA KIRIBTO XALKA BINANCE COIN IYO ELROND

    Published: 18/02/2021
  15. xaalka polkadot. cardano hard fork fooda nagu soohaya bitcoin 52.000 kuwajahan iyo suaalihii asxaabta

    Published: 17/02/2021
  16. hard fork.GII Ethereum 2.0 OO LA BAHIYAY.BITCOIN OO KUWAJAHAN 54KUN CARDANO OO ISNE 1DOLARKU SOCDA

    Published: 16/02/2021
  17. 6 koyn oo sarifleydu isha ku hayso yeyku dhaafin fursadahan bankiga ugu wayn jarmalka oo kiribto suuq ah furaya

    Published: 15/02/2021
  18. Dogcoin xaalkiisa bitcoin garafkii ugu dheeraa asbuuc iyo 5 xaladood oo todobaankan laga filankaro 50kun

    Published: 15/02/2021
  19. cardano milyineer maku noqon karaa iyo natiijooyin tilmamaya dhab ahaanta arintaas

    Published: 14/02/2021
  20. CARDANO OO DEFI.FURSADO AH KA SOO SOCDAAN 7DAL EE DUNIDA UGU QANISAN OO SHARCI KIRIBTO USAMEYNAYAAYAN

    Published: 9/12/2020

3 / 9

Kiribto Somali media waa Goob Aad ka Baran Karto lacagaha dhijitaalka Ah iyo Tech, yada Blockchain cryptocurrency AfSomali ah iyo Qaab Dhaqaaleedka Cusub Ee dunidu Wajahayso wana Goob La isku dhaafsado Cilmiga tech,yadan Cusub iyo Sidii UMADA Soomaaliyeed Uga Faaiideysan Lahayd lacagaha cryptocurrencyga, waxaad kaloo nagala socan kartaa shabakada https://kiribto.com ama barteene youtubka https://www.youtube.com/c/KiribtoSomaliTv?sub_confirmation=1 isticmaal browserka amaanka ah ee xawaarihiisu sareeyo ee brave browser kala soo dag halkan https://brave.com/?ref=kir251 mahadsanid