Kiribto Somali Media waa Goob Aad Ka Baran Karto lacagaha dhijitaalka Ah iyo Tech, yada Blockchain.

A podcast by Kiribto Somali Media

Categories:

173 Episodes

  1. WARARKA LACAGAHA KIRIBTO.BITCOIN IYO HEY.ADAHA SHARCIYADA MAXAA KALA HEYSTA.PARIS HILTON.BITCOIN AYAA NA BAD BAADSHAY

    Published: 3/04/2021
  2. WARARKA LACAGAHA KIRIBTO ETHEREUM.CARDANO. NFT.IRS.TA OO KU DHAGAN DADKII 2016.KIRIBTO LA DHAQMAY

    Published: 3/04/2021
  3. WARARKA LACAGAHA KIRIBTO SIDA BITCOIN.ETHEREUM.THETA IYO XAALKA GUUD EE SUUQA MAANTA

    Published: 2/04/2021
  4. GO.AANKA FinCEN’ WAA MID SHARCI DARO AH.SCAMERS LAGU KUXUMAY IN UU BIXIYO $571 MILYAN

    Published: 31/03/2021
  5. BITCOIN OO DAHABKA MEL UGA TAGAY. COINBASE OO INDIYA XAFIISKA FURTAY. KU GADASHADA TESLA EE BITCOIN..

    Published: 31/03/2021
  6. SARIFLEY BITCOIN KU QIIMAYNEYSA 80.000 BANKIGA UGU DA.DA WAYN MAREYKANKA OO KIRIBTO KA SHAQEYSANAYA

    Published: 29/03/2021
  7. SICIR BARAR LAGA DAREEMAYO MAREYKANKA IYO WALAACA DHALINYARA HEYSTA. BITCOIN WALI.FANOOLE FARIKAMA QODNO AH

    Published: 29/03/2021
  8. $6B Bitcoin Options dhcitankooda maanta ma cir isku sharer ayey noo diri donan china oo CDBC.gooda hawada soo galay

    Published: 27/03/2021
  9. gudoomiyaha qasnada federalka wadanka mareykanka.bitcoin dahabka ayuu la tartamayaa.xrp oo coinbase iyo binance lagu kala gadan karayo.

    Published: 23/03/2021
  10. SEC. OO TAGAN RXP MAHAN SIDA BITCOIN IYO ETHEREUM.BITCOIN MAXAA SARA UKACA UDIIDAYNE.MADAXA SUUQA BINANCE.

    Published: 22/03/2021
  11. ALTCOIN OO LACAGTA KU JIRO MARKII UGU HOREYSAY MEEL SARO GARTAY. BITCOIN MUXUU DAHABKA UGA FIiCAN YAHAY

    Published: 21/03/2021
  12. ELON MUSK. WUXUU HAYSTAA IN KA BADAN 5.BILYAN OO BITCOIN UDHIGMA. MALAYIIN ISTICMALAYAL AH OO CARDANO KUSOO.

    Published: 20/03/2021
  13. Deutsche Bank bitcoin waa system paymenti ah. bitcoin oo kuwajahan 65.000. bitcoin ETF.kii VanEck.s

    Published: 19/03/2021
  14. Morgan Stanley OO BITCOIN TAAJIRIIN IYO BANKIYABA FURSAD AY KU MALGASHTAN UFURAY. 10.BILYAN OO BTC KU SOO WAJAHAN

    Published: 18/03/2021
  15. hindiya oo bitcoin iyo Elon Musk ka mamnuuceysa wadan keda. 15.milyan oo dolar oo bitcoin ah.

    Published: 16/03/2021
  16. 4.koyn oo todobaadkan aan isha ku hayno. turkiga oo xabsiga utaxabay scamers bitcoin dadku dhacayey iyo xaalka suuqa maanta

    Published: 15/03/2021
  17. HOOS UDHICII UGU XUMAA TARIIKHDA KIRIBTO IYO XUSUSTOODII BITCOIN WUXUU KOR UKACAY1,370%, Ethereum SIDOO KALE 1,740%

    Published: 12/03/2021
  18. BUUQA KA JIRA EIP1559.DHINACA ETH OO SOO KOR DHAYA BITCOIN OO WADADII 60.000 CAGTA SARAY. FURSADAN..

    Published: 11/03/2021
  19. 57.000 BITCOIN TODOBADKAN WAA MACQUUL IYO SABABAHA. MONEYGRAM OO BINANCE LASHAQO BILOWDAY IYO WARAR KALE

    Published: 11/03/2021
  20. DOWLADA MAREYKANKA OO BITCOIN iska GADEYSA.ETHEREUM OO KUWAJAHAN 19.000.BITCOIN OO 1.TIRILYAN kor udhafay

    Published: 9/03/2021

2 / 9

Kiribto Somali media waa Goob Aad ka Baran Karto lacagaha dhijitaalka Ah iyo Tech, yada Blockchain cryptocurrency AfSomali ah iyo Qaab Dhaqaaleedka Cusub Ee dunidu Wajahayso wana Goob La isku dhaafsado Cilmiga tech,yadan Cusub iyo Sidii UMADA Soomaaliyeed Uga Faaiideysan Lahayd lacagaha cryptocurrencyga, waxaad kaloo nagala socan kartaa shabakada https://kiribto.com ama barteene youtubka https://www.youtube.com/c/KiribtoSomaliTv?sub_confirmation=1 isticmaal browserka amaanka ah ee xawaarihiisu sareeyo ee brave browser kala soo dag halkan https://brave.com/?ref=kir251 mahadsanid