Xuduud Dhigasho

Xidhiidhada Nolosha Podcast - A podcast by Amaal Haybe - Tuesdays

Fariin ii reeb :) Waligaa marna naftaada xad ma u dhigtay? Si malin le ah mawga waar qabta dooroshooyinka aad sameynayso ee cafimaadkaaga iyo horumarkaaga u fiican iyo kuwa dib u socod kuu horseedaya? Dhagayso xalqadan manta si aad wax uga baratid xuduudaha qofku naftiisa u dhigi karo si uu u wanaajiyo cafimadkiisa maskaxeed iyo jidheedba horumarna uu ugu arko qaybaha kala duwan ee noloshiisa. Dhagaysi wacan. The Living in Clarity Podcast, with Fish & Coach Do you want...

Visit the podcast's native language site