Xidhiidh-Nafeed; dhisida dhaqamada iyo dabeecadaha fayow
Xidhiidhada Nolosha Podcast - A podcast by Amaal Haybe - Tuesdays

Categories:
Fariin ii reeb :) Xalqadan waxan kaga hadlayaa qaabka aad u adeegsan karto qoraalka (Journaling) si aad naftaada iyo mashaacirtaada (emotions) wax uga baran kartid. Waxaan idinla wadaagay su'aalo aad naftaada tahay in aad waydiiso si malin le ah oo kaa caawinaya in aad wax ka badasho dabeecadaha aan fayoobayn ee aad leedahay una dhistid dhaqamo iyo falcelimo fayow. Dhagaysi wacan. The Living in Clarity Podcast, with Fish & Coach Do you want to live an awesome life...