Qaab - Xidhiidheed| Attachment Style
Xidhiidhada Nolosha Podcast - A podcast by Amaal Haybe - Tuesdays

Categories:
Fariin ii reeb :) In badan ma maqashay Attachment style? Ma iskudayday in aad wax kaa fahantid qaab-dhaqameedkaaga xidhiidhada dhexdooda se ma rabtaa ama diyaar ma u tahay in aad si daacada naftaada wax uga ogaatid si aad u garan kartid daldaloolada aad leedahay shakhsi ahaan ee mararka qaar saameeyaa xidhiidhada aad dadka la leedahay? Xalqadan 1aad ee Season 2 dhagayso si aad u qaadid talaabada u horeysa ee kaa caawinaysaa kuuguna riixi doonta in aad isbadal la timaadid dhinaca xidhiidhada...