Maaraynta Dareemada Culus Q-1aad

Xidhiidhada Nolosha Podcast - A podcast by Amaal Haybe - Tuesdays

Fariin ii reeb :) Saamayn intee leeg bay dareemada culus nolol malmeedkaaga ku leeeyihiin? Dareemadaasi ma yihiin qaar saamayn taban kuleh Xidhiidhada aad dadka kale la leedahay? Hadaba dhagayso xalqadan si aad u kobcisid hab fikirkaaga dhinaca dareemada (mashaacirta) iyo maareyntooda. Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Visit the podcast's native language site