Filasho Q-3aad| Expectations
Xidhiidhada Nolosha Podcast - A podcast by Amaal Haybe - Tuesdays

Categories:
Fariin ii reeb :) Waa maxay filashada fayow iyo filashada aan fayoobayn? Saamayn noocma ah ayay filashadu ku leedahay xidhiidhka ad dadka kale la leedahay? Waa maxay se talaabooyinka aad qaadi kartid si aad filashooyinka aan fayoobayn ee aad leedahay aad wax uga badali kartid. Jawaabaha su'aalahan waxad ka helaysaa xalqadan. Dhagaysi wacan. The Living in Clarity Podcast, with Fish & Coach Do you want to live an awesome life and to also inspire others? Fish is a world...Listen...