Adeeg Wanaag
A podcast by Somali Public Agenda
49 Episodes
-  Kaalinta ururrada bulshada rayidka beelaha laga tirda badan yahay ee isku xirka barakacayaasha, haya’daha samafalka iyo dowladaPublished: 30/08/2023
-  Kaltanka Bajaajyada ee A & BPublished: 26/07/2023
-  Adeegga Xajka iyo Kaalinta Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha DiintaPublished: 15/05/2023
-  U daadejinta canshuurta & adeegyada bulshada dowladaha hoosePublished: 29/04/2023
-  Helitaanka Warqadaha Aqoonsiga ee DowladdaPublished: 9/03/2023
-  Sababa iyo Xalka Culeysyada Isu-socodka Dadka iyo Gaadiidka MuqdishoPublished: 4/03/2023
-  Sare-u-kaca Kirada Guryaha MuqdishoPublished: 8/02/2023
-  Shaqaaleysiinta Dhallinyarada: Tayo-yarida Tacliinta Sare Miyaa Ka Qeyb Qaadanayso Shaqo La’aanta Dhallinyarada Muqdisho?Published: 21/01/2023
-  Daadejinta adeegga waxbarashada ee gobolka Benaadir iyo muranka ka taaganPublished: 20/12/2022
-  Naqsahadeynta xalka waara ee Soomaaliya iyo ku saleynta baahiyaha dadka barakcayaashaPublished: 14/12/2022
-  Soo If-baxa Dhallinyarada Ciyaal Weerada ee Muqdisho: Sababaha iyo XalkaPublished: 17/11/2022
-  Adeegga Caafimaadka ee Gobolka Benaadir: Caqabadaha iyo XalkaPublished: 1/10/2022
-  Kaalinta uu Turkiga ku Leeyahay Bixinta Adeegyada Bulshada MuqdishoPublished: 6/04/2022
-  Dimuqraadiyeynta Puntland: Geeddi socodka, Caqabadaha iyo XalalkaPublished: 7/09/2021
-  Hannaanka Federaaleynta Maaliyadda SoomaaliyaPublished: 16/08/2021
-  Doorashada Soomaaliya: Ka laabashada muddo kordhinta, kaalinta raysal wasaaraha, iyo shirka la filayo in uu qabsoomoPublished: 18/05/2021
-  Dib-u-heshiisiinta Galmudug: Geeddi-socodka, Caqabadaha iyo FursadahaPublished: 4/04/2021
-  Falanqeyn miisaaniyadda sanadka 2021 loo qorsheeyay hay’adaha amniga, horumarinta dhaqaalaha iyo adeegyada bulshada SoomaaliyaPublished: 23/03/2021
-  Xasilloonida iyo Daahfurnaanta Hannaanka Doorashada dadban ee SoomaaliyaPublished: 23/12/2020
-  Maxaa Casharro ah oo Laga Baran Karaa Doorashooyinkii Dadbanaa ee Soomaaliya ee 2016?Published: 25/11/2020
Public services in Somalia are highly limited due to the weakness of government institutions struggling to recover from destruction caused by conflict. However, even those government services that do exist fail to serve people effectively. Access to public services is a fundamental right for Somali citizens. Join Aweis Ahmed, the director of the SPA Policy Lab, and his guests, who will intensely discuss the public service matters in Somalia in the Adeeg Wanaag podcast.
