Somali-happyFamily Podcast

A podcast by Sahra Sheikh Hussein - Saturdays

Saturdays

Categories:

91 Episodes

  1. Ha noqon Qof ka shekeeyo Qoyskiisa!!

    Published: 3/02/2023
  2. Waa maxay Hab dhaqanka Walidiinta loga bahanyahay?

    Published: 27/01/2023
  3. Maxaa keeno inuu ilmaha Been sheego?

    Published: 20/01/2023
  4. Sidee ilmahaga Runta ugu Tarbiyenkartaa?

    Published: 14/01/2023
  5. Wanaaga Ayleedahay Marka Ayleyihiin ilmaha Program..

    Published: 6/01/2023
  6. Waa maxay faa"iida ayleedahay marka ilmaha loo sameeyo Program?

    Published: 30/12/2022
  7. Qaabka Maskaxda ilmaha loo koriyo,

    Published: 24/12/2022
  8. DHaxal wanaagsan ureeb ilmahaaga?

    Published: 16/12/2022
  9. Ma rabtaa Ilmahaagu inu siwanagsan Bulshada oo ladhaqmo?

    Published: 9/12/2022
  10. Waa maxay Podcast iyo Siday u U shaqaysaa?

    Published: 26/11/2022
  11. Kasbo Kalsoonida Caruurtaada

    Published: 18/11/2022

5 / 5

Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ? Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan. Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali. (in English) If you want a beautiful and happy family, you should make a plan. You should also come with good Attitude and Good Training. I hereby submit to you the draft of the Family Matters and Family Happiness, Parenting and Child Education, Somalia.