Somali-happyFamily Podcast

A podcast by Sahra Sheikh Hussein - Saturdays

Saturdays

Categories:

91 Episodes

  1. Xariirka Lamaanaha ee Xumaaday,2shay oo midna ku caawinayso midna dab qabdsiinayso!!

    Published: 26/04/2024
  2. Markii uu xumaado Xariirka Lamanaha,go 'aan nocee ah ayaad qadanaysaa?a?

    Published: 19/04/2024
  3. Sidee ku Ogan karataa isbadalka ku yimado Lamanahaaga?

    Published: 5/04/2024
  4. Maxaa sababo ilmuhu in uu Noqdo Narcissistic?

    Published: 29/03/2024
  5. Adigo wax Saxi karo karo, Hanoqon Qof wax fogeeyo!!

    Published: 22/03/2024
  6. Halkan waxaad kukala baranaysaa asaxaabtada! I Here you learn with your friends!.

    Published: 15/03/2024
  7. Waqti lumis,Dumark.Waste of time,women.

    Published: 8/03/2024
  8. U guuritaan ka dalkale?I Moving from Country to country?

    Published: 1/03/2024
  9. Abuurista Kalsoonida. I Creating Trust.

    Published: 23/02/2024
  10. Yaa ilmaha waqti siiyo,Aabe mise Hooyo?

    Published: 16/02/2024
  11. Ilaalinta Xaquuqda Carruuurta!! Protect the Rights of Children!!

    Published: 9/02/2024
  12. Caawinaad ma waydiisankara Social Caruurta?

    Published: 2/02/2024
  13. Dadka danaysta yaasha ah!! I Selfish People!!

    Published: 27/01/2024
  14. Bar Caruruurta, sida loola hadlo Dadka kale?Teach children,how to talk to other people?

    Published: 20/01/2024
  15. Jooji sixitaanka Dadka kale Khaldaadkooda! Stop correting other people's mistakes!

    Published: 9/01/2024
  16. Sababta fashilka guusha lammaanaha! Cause of failure of partner's success!

    Published: 24/12/2023
  17. Wa maxay isfahan la"aanta Waalidiinta iyo Dhalinyaradu?What are misunderstanding parents and Teenagers?

    Published: 16/12/2023
  18. Sababaha furniinka? I Reasons for divorce?

    Published: 9/12/2023
  19. Sidee bay Bulshadaydu u falcelisay Podcast Sanad kadib?How is my community reacting after a year?

    Published: 2/12/2023
  20. 2 Labo shey oo Dumarka isku haleyaan Ragan u kafaa"iidaysto!!

    Published: 25/11/2023

2 / 5

Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ? Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan. Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali. (in English) If you want a beautiful and happy family, you should make a plan. You should also come with good Attitude and Good Training. I hereby submit to you the draft of the Family Matters and Family Happiness, Parenting and Child Education, Somalia.