Kiribto Somali Media waa Goob Aad Ka Baran Karto lacagaha dhijitaalka Ah iyo Tech, yada Blockchain.

A podcast by Kiribto Somali Media

Categories:

173 Episodes

  1. Xageen ka bilaabaa hadii aan Kiribto rabo in aan suuqeeda bilaabo? iyo sualo kale jawabahooda

    Published: 14/11/2019
  2. Bitcoin Malagayaba in $1 Million? cilmi baris shegaysa in bitcoin kafaaiido badinayo S&P 500

    Published: 14/11/2019
  3. waa maxay Byzantine Generals Problem ee marwalba kiribto kamaqalno Tunisia maroco iyo?

    Published: 9/11/2019
  4. Kacdoonka Kiribto waa mid dhaboobaya Turkiga oo lacag Kiribto ah 2020 sameynaya waa?

    Published: 9/11/2019
  5. Binance Hayadaha sharcidaya dunida oo dhan wanlashaqeyna?1,053 bankiyo iyo shirkado ahba

    Published: 7/11/2019
  6. Boliska Dubia oo xirtay scamer cardano testnetka stakinka 12th of November ayalagayaba iyo wararkale oo kiribto ah

    Published: 5/11/2019
  7. 5ta TIIR ee Blockchain waxka baro iyo sida Dunidan Lay isugu dhaco Shirkad sheegta Blockchain baan?

    Published: 3/11/2019
  8. Bitcoin whitepaper’s oo 11 sano jirsatay tariikhdii uu soomaray bitcoin iyo xaalka suuqa?

    Published: 3/11/2019
  9. Waa maxay Incentivized Testnet iyo sharaxaad guud sidii aad cardano staking ugu sameynkarto mobilk?

    Published: 3/11/2019
  10. China oo Swift iyo isbaarada mareykanka ka guuraya dhisayana mid casri ah $6.4 billion kiribto?

    Published: 30/10/2019
  11. Maxa Kalifay In Bitcoin Cilka Isku Sharero Marqura Kiribto Oo Tartan Kale Wajahaysa Iyo Suuqa Xalkis

    Published: 25/10/2019
  12. Lacagtii Ugu Horeysay Oo Wadan Afrika Ah Leedahay Oo Binance Loga Gadankaro Bitcoin Visa Wali Libra

    Published: 24/10/2019
  13. WEnovus Ama Novus Waa TUUGO SCAMERS Ah Oo Dadka Forexstrading Usheegatay DIGNIIN

    Published: 24/10/2019

9 / 9

Kiribto Somali media waa Goob Aad ka Baran Karto lacagaha dhijitaalka Ah iyo Tech, yada Blockchain cryptocurrency AfSomali ah iyo Qaab Dhaqaaleedka Cusub Ee dunidu Wajahayso wana Goob La isku dhaafsado Cilmiga tech,yadan Cusub iyo Sidii UMADA Soomaaliyeed Uga Faaiideysan Lahayd lacagaha cryptocurrencyga, waxaad kaloo nagala socan kartaa shabakada https://kiribto.com ama barteene youtubka https://www.youtube.com/c/KiribtoSomaliTv?sub_confirmation=1 isticmaal browserka amaanka ah ee xawaarihiisu sareeyo ee brave browser kala soo dag halkan https://brave.com/?ref=kir251 mahadsanid