Haka war-warin Iskaabulo-Nimadaada. S2 EP4

Fikradaha Xaliye - A podcast by Abdisamad Xaliye

Categories:

Haka war-warin Iskaabulo-Nimadaada. S2 EP4. Ogaysiis : Podcast-gan iyadoo muqaal ah ka daawo Youtube.EP 2 is out now. https://www.youtube.com/channel/UC4cIx8mFsWiAQGrDlcEiAVg Soo dhawaada dhagaystayaal. Xalqadan waxaan ku falanqeeyey oo aan tooshka ku qabtay. Muhiimmadda Iskaabulonimada ay kuu leedahay Nin Ahaan. Fikradaha qaldan iyo beenta ku hareeraysan iskaabulonimada ee laguu sheegay. Hoggaaminta iyo diyaargarowga noloshaada. Isku finaanshaha . ujeedada noloshaada inta aad ku jirto iskaabulonimada.  Ka faa'iidaysiga waqtigaaga. da'daada iyo culayska bulshada kaaga imaanaya ee guurka. lahaanshaha shaqo iyo xirfad aad leedahay si aad dhaqaale uga samayso. xoriyadda ay leedahy iskaabulonimada. Qodobadaas iyo kuwo kale ayaan ku lafa guray xalqadan. Dhagaysi wacan. Ogaysiis : Podcast-gan iyadoo muqaal ah ka daawo Youtube.EP 2 is out now. https://www.youtube.com/channel/UC4cIx8mFsWiAQGrDlcEiAVg .......................................................................................................................................................................... Fikradaha Xaliye (Xaliye thoughts ) is a podcast created by {Abdisamad xaliye} a Somali journalist, producer, Studio executive, Podcast Host, this podcast is all about having candid conversations with fellow men talking about relationships, marriages, finances, Mental health, and things men go through generally in life on daily basis. our purpose is to enlighten, educate, and share life experiences with Somali men around the globe.