Fikradaha Xaliye Podcast Trailer
Fikradaha Xaliye - A podcast by Abdisamad Xaliye

Categories:
Fikradaha Xaliye - Podcast. Soo dhawaada halkani waa ( Fikradaha Xaliye ) Podcast Todobaadle ah oo ka baxda meel kasta oo laga dhagaysto baahinta podcast , waxaan todobaad kasta halkan ku soo bandhigaa oo aan ku falanqeeyaa mowduucyo la xiriira nolosha maalin laha ah ee raga iyadoo ujeedadu tahay inay ka helaan , Kobcitaan, baraarujin, wacyi galin, iyo waxbarasho. Podcast gaan waxay noqonaysaa tii ugu horeysay ee ku baxda luuqada soomaliga ee noceeda ah ,waxaan idinla wadaagi doonaa hal qayb (Eposide ) isbuuc kasta. Magacaygu waa Abdisamad xaliye (Daadihiyaha podcast-tigan ) igala soo xiriir - facebook - https://web.facebook.com/cabdisamad.cali.9