TAARIIKHDA CILMI BAADHISTA SOOMAALIDA | CABDIRASHIID JEENI

Baraarug Books: Kulammada Bandhigyada - A podcast by Baraarug Books

Podcast artwork

Categories:

Cabdirashiid Jeeni waxa uu muxaadaraddan kaa jeediyay bandhigga #BuugtaBaraarug oo Hargaysa ka qabsoomay May-2019, bandhiggan oo muxaadarooyinkiisa  lagu darsay arrimo la xidhiidha Daraasadaha Soomaalida, Sooyaalkooda,  Mawduucyadooda iyo Duruuftooda. Halkan ka daawo